Top Local Places

Ethiopian somali youth organization

3075 Maine Prairie Rd, Saint Cloud, United States
Youth Organization

Description

ad

This organization was established for the welfare of ethiopian somali youth both in here and in the back home

RECENT FACEBOOK POSTS

facebook.com

facebook.com

Hambalyo hambalyo hambalyo dhamaan urur waynaha esyo laamihiisa kalduwan meel kastoyjoogaan Ururka dhalinyarada Ethiopian youth organization ee Marka lasoo gabiyo laayaqano ESYO ayaa dhagaxdhigay saylada dagmada mula waxaan halkan ugu mahad celinayaa ururka dhalinyarada ESYO laantisa DDSI Garaad Ilyaas Cali Abdulfatah Issa Mustafe Ahmed Cali Abwaan Cabeeye Kmp iyo gudumiye xisbiga north America Mohamed Suldan Bade wasiirka Cabdiraxman Curaagte Curaagte waa guul iyo farxad usoohoyatay ururka esyo inay balan qaadyadoodii siiwadaan oo garabtaagnaadan dowladooda iyo shacabkooda Fifa x.d.sh.s.i

facebook.com

facebook.com

facebook.com

Shir balaadhan oo si heersare ah loosoo agaasimay oo ay dhamaan ka soo qayb Hakeem xubnaha ururka dhalinyarada esyo ayaa wuxuu ka qabsoomay magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota shirkan oo ujeedkiisu sidii loo dardar galin lahaa qorshayaasha shaqo ee ururka u yaala sanadkan cusub oo ay ugu wayntahay garab istaagida iyo xoojinta horumarka suuban ee ka taabagslay DDSI iyo sidii dhankooda dhalinyarada qurba joogta ahi uga qayb qaadan lahaayeen wacyi galinta bulshada iyo maalgashiga wadankooda Ugu danbayn tii shirkani wuxuu ahaa mid ku dhamaadey is afgarad iyo muwafaqo viva esyo balanteeno waa shaqo korbaan usoconayna

facebook.com

facebook.com

facebook.com

Asc dhamaan ururka esyo waxaan ogaysiinaynaa inuu dhacayo shirkeenii bilaha ahaa kana dhacayo St.cloud mn dhamaan waxaan leenahay yaanlagamaqnaan esyo horaa loosoconayaa 5/7/16 iyo 11:30 subaxnimo

facebook.com

facebook.com

facebook.com

facebook.com

Viva esyo ddsi

facebook.com

Quiz