Top Local Places

BBCSomali

5th Floor, Zone C, New Broadcasting House, Portland Street , London, United Kingdom
Media/news/publishing

Description

ad

Laanta Af-Soomaaliga ee BBC waxaa laga yaabaa in ra'yiga aad halkan ku qorto ay u isticmaasho Radio ama www.bbcsomali.com ama labadaba. BBC Somali ma oggola in wax aflagaado ah ama cid lagu bahdilayo lagu qoro boggan.  BBC Somali waxa ay ku shaqeysaa dhexdhexaadnimo.

CONTACT

RECENT FACEBOOK POSTS

facebook.com

Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Konfur Galbeed Soomaaliya - BBC Somali

facebook.com

Subax wanaagsan. Idaacadda subaxnimo waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah; Sucuudi Carabiya oo xiriirka u jartay Iiraan kuna eedeysay in ay taageerto argagixisada gobolka, Jaamacadda Garissa oo maanta dib loo furayo kaddib weerarkii ardayda badan lagu laayay sanadkii hore iyo Sweden oo laga billaabo maanta sharci weydiinayso dadka ka gudbaya xudduudda dalkaasi la wadaago Denmark.

facebook.com

BBC Media Action Somali

Maanta oo kale BBCSomali, waxaad ka dhagaysataan barnaamijka Dhibcaha Nolosha, waxaana inoo soo diyaarisa BBC Media Action Somali, waana kan boggooda rasmiga ah.

BBC Media Action Somali
facebook.com

Wariye ka badbaaday qaraxii maqaayadda Village - BBC Somali

facebook.com

Ugaas Cabdiraxmaan oo maanta geeriyooday - BBC Somali

facebook.com

Timeline Photos

Waxaan ahay Farhan Jimale oo idinla socodsiin doono idaacadda galabta oo arrimaha aad ku maqli doontaan ay ka mid yihiin - Somaliland oo ku dhawaaqday xilliga ay bilaabanayso diiwaangelinta codbixiyaasha doorashada, Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif oo maanta ku geeriyooday Beledweyne iyo warar kale. Kala soco BBC Somali wararkii ugu dambeeyay.

Timeline Photos
facebook.com

Subax wanaagsan. idaacadda subaxnimo waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah; safaaradda Sacuudiga ee Iran oo la gubay xilli xiriirka labadani waddan uu sii xumaanayo, xaaladda Soomaalida ku nool Yaman oo laga dayrinayo iyo Israa'iil oo adkaynayso ammaanka deegaanada Carabta Israa'iil.

facebook.com

Al-shabaab oo soo duubay muuqaal - BBC Somali

facebook.com

Farah's cousin signs Southend deal

facebook.com

Timeline Photos

Barnaamijka Dunida iyo Maanta oo uu idinla socodsiinayo Farhan Jimale waxyaabaha aad ku maqleysaan waxaa ka mid ah wareysi aan la yeelanay milkiilaha makhaayadda Village ee maanta la weeraray iyo xukunka dilka ee Sacuudigu ku fuliyay wadaad Shiica ah oo la yiraahdo Nimr al Nimr.

Timeline Photos
facebook.com

Taariikhda fanka Naasir Maxamed Xoorre - BBC Somali

facebook.com

BBC Media Action Somali

BBC Media Action Somali waxaa ka go’an horumarinta deegaannada Soomaalida, iyadoo la adeegsanayo warbaahinta. waxyaabaha ay qabato waxaa ka mid ah in ay tababarto suxufiyiinta, tifaftirayaasha IWM. waakan boggooda rasmiga ah

BBC Media Action Somali
facebook.com

Quiz

NEAR BBCSomali

O2

London, United Kingdom
Local business