Top Local Places

Gallad Tv

37 WHITEMORE ROAD, Birmingham, United Kingdom
TV Network

Description

ad

Waa galad TV waxaad ka heli donta wararki ugu danbeyay barnamijyo tayo leh hada ha moogaan oo ku xirnow galad official page please comment like and share  

RECENT FACEBOOK POSTS

facebook.com

DAAWO : Taliyihii hore Ee Ciidanka Milatery-ga Somalia Oo Waraysi Ku Bixiyay Magaalada Hargeysa Xili Uu Siilaanyo La kulmay.

DAAWO : Taliyihii hore Ee Ciidanka Milatery-ga Somalia Oo Waraysi Ku Bixiyay Magaalada Hargeysa Xili Uu Siilaanyo La kulmay.
facebook.com

MUSHARAXA SANADKAN 2016 EE JUQUF

MUSHARAXA SANADKAN 2016 EE JUQUF
facebook.com

Daawo muuqaal Muujinaya Sida Alshabaab ay usoo galeen Magaalada Afgooye iyo Bur burka ay u geesteen Xarumihii maamulka Dagmada Afgooye....JUBALAND24.COM

Daawo muuqaal Muujinaya Sida Alshabaab ay usoo galeen Magaalada Afgooye iyo Bur burka ay u geesteen Xarumihii maamulka Dagmada Afgooye....JUBALAND24.COM
facebook.com

Umadii hogaan keeda Adeecda ayaa rabi u abaal mariyaa adeeca Uluul Amrigiina Raxmada roobka rabi ku manaystay Carmo daawasho wacan

Umadii hogaan keeda Adeecda ayaa rabi u abaal mariyaa adeeca Uluul Amrigiina 
Raxmada roobka rabi ku manaystay Carmo daawasho wacan
facebook.com

Putland"maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda ee Gobolka Bari Boosaaso ayaa waxaa Ay Xakuno Kala Duwan ku Riday 13 Ruux oo lagu ee Deeyay in ay ka tirsanaayeen Ururka Alshabaab.

Putland"maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda ee Gobolka Bari Boosaaso ayaa waxaa Ay Xakuno Kala Duwan ku Riday 13 Ruux oo lagu ee Deeyay in ay ka tirsanaayeen Ururka Alshabaab.
facebook.com

DAAWO : Galmudug Oo Weerar Afka ah ku qaaday Puntland Eed weyna Dusha ka saartay .

DAAWO : Galmudug Oo Weerar Afka ah ku qaaday Puntland Eed weyna Dusha ka saartay .
facebook.com

facebook.com

Galmudug oo Masaakiintii maciin Biday kadib markii Puntland uga awood roonaatay dagaaladii Gaalkacyo ka dhacay Maxaabiista Intay qabanayaan may dhismaha Maxjarka joojiyaan :D Beesha jareer weyn iyo Raxaweyn waa inay war dag daga kasoo saaran Ficilka foosha xun ee ay ku kacday Galmudug. majiraa Askari aanan garanaynin taliyaha Watay Magaciisa ?

Galmudug oo Masaakiintii maciin Biday kadib markii Puntland uga awood roonaatay dagaaladii Gaalkacyo ka dhacay Maxaabiista Intay qabanayaan may dhismaha Maxjarka joojiyaan :D 
Beesha jareer weyn iyo Raxaweyn waa inay war dag daga kasoo saaran Ficilka foosha xun ee ay ku kacday Galmudug.
majiraa Askari aanan garanaynin taliyaha Watay Magaciisa ?
facebook.com

DAAWO : Xirsi Gaab Oo Dhulka Lagu Jiidey " Shalay Markii aad Xabxablaha ahayd Muuse Biixi Cabdi Duuliye ayuu ahaa " Meel halkana Cidiba kala Xishoon mayso ku Beeshaada ah intii laguusoo adeegsado ayuu magaca kaa Kufsanayaa

DAAWO : Xirsi Gaab Oo Dhulka Lagu Jiidey " Shalay Markii aad Xabxablaha ahayd Muuse Biixi Cabdi Duuliye ayuu ahaa " 
Meel halkana Cidiba kala Xishoon mayso ku Beeshaada ah intii laguusoo adeegsado ayuu magaca kaa Kufsanayaa
facebook.com

(Galkacyo) Geesi waa Nabad iyo Guul, fulayna waa colaad iyo cago cadaan!! "Madaafiicda dhacaysa hadaysan cidi wax ku noqon xitaa maskaxday xasuuqayaan Isimada iyagaa xukuma waa inay naga qabtaan madaxda"ayuu yiri Jacfar

(Galkacyo) Geesi waa Nabad iyo Guul, fulayna waa colaad iyo cago cadaan!!
"Madaafiicda dhacaysa hadaysan cidi wax ku noqon xitaa maskaxday xasuuqayaan Isimada iyagaa xukuma waa inay naga qabtaan madaxda"ayuu yiri Jacfar
facebook.com

COLAADA KASOCOTA GALKACYO AYAA WAXAA LAGU CANBAAREEYAY MADAXWAYNIHII XILKIISII DHAMAADAY XASAN SH MAXAMUD

COLAADA KASOCOTA GALKACYO AYAA WAXAA LAGU CANBAAREEYAY MADAXWAYNIHII XILKIISII DHAMAADAY XASAN SH MAXAMUD
facebook.com

muxaadaro sh siciid raage please share

muxaadaro sh siciid raage please share

muxaadaro sh siciid raage please share
facebook.com

Quiz

NEAR Gallad Tv